Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Bilaabay Qeybinta Kaadhadhkii Golaha Dhexe + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye waxaa maanta si rasmi ah looga bilaabay qeybinta kaadhaadhkii shirka golaha dhexe oo dhawaan Borama ka dhici doona .

Halkan Hoose  Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/DTi0TdL74Ro

GABILAY.NET