Xubno Ka Socda Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Jabuuti oo Ka Qayb Galay Shirweynaha KULMIYE

Borama(GNN):-Masuuliyiin ka socda xisbiga muxaafidka ah ee dalka Jabuuti, ayaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal kaga qayb galay Shirweynaha 6aad ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye, iyagoona madashaasi khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992