Daawo Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Somaliland

Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo ka qeyb galay xuska 40 guurada xisbiga talada dalka Jabuuti haya ee RPP

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992