Deg-Deg-Daawo Qaabkii Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayay Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Magaalada Dubai.

Muuqaalada Sawirada Hordhaca ah ee Soo Dhaweynta Madaxaweynah iyo waftigiisa ee maanta gaadhay dalka UAE ayaa muujinaya Qaabka Quruxda badan ee loo qaabiley waftiga madaxweynaha.

Waxaana Afaafka hore ee madaarka Lagu Soo dhaweynayey madaxweynaha iyo waftigiisa laga taagay calanka dalka imaaraadka carabta iyo calanka jamhuuriyada somaliland iyadoo madaxweynaha lagu soo dhaweeyey Rooga cas iyo Cutubyo ka tirsan ciidamada dalkaasi oo salaan sharaf uu ka qaatay.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992