Daawo-Taliyaha Qaybta iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay Ka Dhacday Magaalada.

Gabiley(GNN):-Taliyaha Qaybta Gobolka Gabiley oo uu weheliyo Badhasaabka gobolka gabiley ayaa Maanta si wada jir ah uga hadlay dhacdo maalintii shalay ka dhacday gabiley oo lagu rasaaseeyey wariye ka mida wariyeyaasha gabiley.

Halkan Hoose ka Daawo