Daawo-Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technologyada Jsl Oo Kulan Rasmiya La Qaatay Wasiirka Warfaafinta iyo Boosaha Dalka Djabouti.

Djabouti(GNN):-Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Mudane C.wali Sh Suufi Jibriil oo Martiqaad Ka helay dhiggiisa dalka djabouti wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo boosaha dalka djabouti ayaa maanta yeeshay kulan ay kagaga wada hadlayaan arrimo badan.

Halkan Hoose Ka Daawo.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992