Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha Haa’yadda Barakacaayasha Somaliland Md Cabdikariim Xinif oo maanta la Hadley telefishanka Universal Tv ayaa waxaa uu taageeray eedeymo dhawaan xisbiyada mucaaridku u jeediyeen shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo ay ku eedeyeen mid ay ka qeyb galeen shaqaale iyo taliyayaal ciidan
Cabdikariim Xinif ayaa sheegay hadii ay arintaasi jirto inay qalad tahay isla markaana ay haboon tahay in saxo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/y_XC2WPzX_Q
GABILEY.NET