Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Qirtey Khalad Uu Sameeyey Shirkii Golaha Dhexe Ee Boorame Ka Qabsoomay

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha Haa’yadda Barakacaayasha Somaliland Md Cabdikariim Xinif oo maanta la Hadley telefishanka Universal Tv ayaa  waxaa uu taageeray eedeymo dhawaan xisbiyada mucaaridku u jeediyeen shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo ay ku eedeyeen mid ay ka qeyb galeen shaqaale iyo taliyayaal ciidan

Cabdikariim Xinif ayaa sheegay  hadii ay arintaasi jirto inay qalad tahay isla markaana ay  haboon tahay in saxo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/y_XC2WPzX_Q

GABILEY.NET