Deg-Deg-War Naxdin Leh-Shil Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Deg-Deg-War Naxdin Leh-Shil Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeisa.

Shilkan oo ka Dhacay Gudaha Hargeisa Xaafada isha borama ee koonfurta magaalada ayaa Dhaawac fara badan loola cararay cusbitaalka weyn ee hargeisa, iyadoo wararku sheegayaan in dhimashadu kasii korodhay intan dadkii dhaawaca ahaa ee la geeyey cusbitaalka weyn ee hargeisa.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992