Golaha Deeganka Burco Oo Maanta Cabsho Geeyey Golaha Wakiilada Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Golaha deeganka Burco oo uu hogaaminaayo maayarka Magaalada Burco ayaa waxaa ay maanta cabsho ka dhan ah xeerka cashuuraha deegamooyinka Somaliland u soo gudbiyeen golaha wakiilada Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan