Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bari Khudbad Sanadeedkii Distooriga Aheyd U Jeedin Doona Baarlamaanka Somaliland

Hargeysa (Hargeisa):- Maalinta bari ah waxaa la filayaa in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu khudbad sanadeedkii Distooriga aheyd u jeedin doono labada Gole baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada oo fadhi wada jir ah yeelan doona

Shacabka Somaliland iyo xildhibaadana uu khudbada u jeedin doono ayaa u dheg taagaya arimaha uu madaxweyne Biixi khudbadiisa kaga hadlayo iyada oo la filaayo inuu ku soo hadal qaado xaalka doorashooyinka dalka ka dhaci lahaa oo wali khilaaf ka taagan yahay

Hargeisa Somaliland

Gabiley News Network