Daawo : -Nin Carab Ah Oo 50 Dal Socod Ku Soo Maray Isaga Oo Wata Awr Somalilanda Soo Gaadhay

Ninkan Oo Lagu Magacaabo Axmed Cabdi Wali ayaa waxaa uu ka soo jeeda dalka Yemen waxaana uu socod ku soo maray isaga oo wata Neef Awar ah 50 dal waxaana uu dhawaan soo gaadhay Magaalada Hargeysa ee Somaliland isaga oo u sii dhaafay dhinaca gobalada Bariga .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/VigWn6Hu7Wc

Gabilay.net