Daawo Sawir Qaadaha Ugu Fiican Magaalada Gabiley Oo Sharaxay Muhiimada Ay Sawiradu Leeyihiin

Gabiley(GNN)Qarnigan  Waxa Soo Ifbaxaya Hormar Dhanka Nolasha Ah, Kaasi Oo Saameyn Ku Yeelayanaya Bulshooyinka Caalamka, Magaalada Gabiley Waxey Ka Mida Tahay Magaalooyinka La Jaanqaadaya Hormarka Dhanka Tiknoolajiyada Iyo Aaaladaha Waxlagu Sawiro, Waxa Soo Kordhaya Dhalinyarada Shaqo Abuurka  Ka Helay Sawir Qaadida Amaba Photografiga Kuwaasi Oo Qaarkood Kaga Maarmeen Safarkii Tahriibka, Waxeyna Unoqotay Shaqo Ay Nolashooda Ku Maareeyaan,Sawirada Ayaa Noqday Kuwa Aybulshada Dhalinyarada Ah Ay Intooda Badan Xiiseeyaan, Kuwaasi Oo Xasuus Reeb Unoqonaya , Dhainyarada Ku Nool Magaalada Gabiley  Oo Shabakada Gabiley.Net La Hadlay Waxay Cabirayaan Siday U Arkaan In Sawir Layska Qaado Amaba Sawir La Galo Faa,idada Ay Leedahay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Cawaale Cali Jaamac Oo Ku Magac Dheer Kosmos, Waxa Uu Ka Mid Yahay Sawir Qaadayaasha Loogu Jecel Yahay Magaalada Gabiley,Waxana La Tilmaamaa In Gacantiiisu Degan Tahay Isla Markaana Uu Qaadayo Sawiro  Cajiiba Misana Ashqaraara  Oo Tayoleh,Inta Badana Bulshadu Waxay Door Bidaan In Uu Sawiro Ka Qaado,Cawaale Cali Jaamac Kosmos Ayaa Sharaxaad Naga Siiyay Shaqadan Sawir Qaadida Iyo Hanaanka Uu Sawirada Uqaado ,Wuxuna Geestiisa Cadeeyay In Mawqifka Shaqadani Ay Dhiirigalinaso Joojinta Tahriibta Saamaxaysana Shaqo Abuur Dhalinyaradu Ay Hesho,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET