Hargeysa(GNN)Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimadka Iyo Wasiirka Cusub Oo Xilkii La kala Wareegay.
Wasiirkii hore ee Wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyo Wasiirka cusub ee Madaxweyne Biixi u soo magacaabay Wasaaradaasi Cumar Cali Cabdilaahi, ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay xilkaasi.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET