Daawo:Badhasaabka G.Maroodijeex ,Salaadiin iyo Wasiiro Caasimada Hargeysa Ku Soo Dhaweeyay Salaadiinta ka Socday Sanaag-Bari

Hoos Ka Daawo Badhasaabka G.Maroodijeex Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Caasimada Hargeysa Ku Soo Dhaweeyay Salaadiin Iyo Siyaasin ka Socda Bariga Gobalka Sanaag.