Deg Deg Daawo :- Guddomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo isbitalka Ku Booqday Wariye Ay Ciidamada Boolisku Jidh Dil U Gaysteen 

Hargeysa (GNN)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro  oo shalay dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu isla maanta-ba cisbitalka Gargaar ee magaalada Hargeysa uu ku booqdey Saxafi Khadar Macalin Deeq Tifatirihii Bulsho Tv oo ciidamada Boolisku ay jidh dil u geysteen muddo   afar cisho ah ka hor

Saxafiga ayaa dhawaac ka soo gaadhay misig-ta oo laba meelood dilaac ku yimid , waxaana uu gudoomiye Ciro alleh uga baryey in uu caafiyo oo uu nabar gar darro alleh uga dhigo

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

GABILAY.NET