Daawo- Soodhaweyntii Madaxweynaha jsl Oo Maanta Si Diiran Loo Soo Dhaweeyey +SAWIRO.

Hargeysa-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

 

.

 

 Wa-bilaahi Tawfiiq