Labada Gole Baarlamaan Ee Somaliland Oo Fadhi Deg Deg Ah La Iskugu Yeedhay .

Hargeysa (GNN):-  Shirgudoonka labada gole baarlamaan ee Wakiilada iyo Guurtida ayaa waxaa ay kulan deg deg maalinta Khamiista ah isku yeedheen xildhibaanada labadaasi aqal