Xildhibaan Shardi Kaga Dhigay Barlamaanka Somaliya In Somaliland Hesho Aqoonsi Laysku Raaco.

Xildhibaan Shardi Kaga Dhigay Barlamaanka Somaliya In Somaliland Hesho aqoonsi dhab ah Ama Lagu Daro Wadahadalada, Waxaanu Ku Dhaliilay Somaliya In Somaliland aanay Ku Jirin Dastuurka U Dejisan Somaliya