” Anigu Garan Maayo Meel Madaxweyne Lagaaga Adkaan Jiray ..” Muj Cali Curi + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Muj Cali Curi oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu dhaliilo culus u jeediyey madaxweynaha Somaliland waxaana uu ugu baaqay madaxweynaha in uu cafiyo oo uu sii daayo dhalinyaro 10 ka badan oo ka soo jeeda xafada Axmed Dhagax oo  xidhan .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/KxfuEMX2QY0

GABILEY.NET