Bankiga Adduunka Oo Lacag Dhigaya Bankiga Somaliland + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Somaliland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay Bankiga Adduunka uu lacag dhigayo Bankiga Dhexe ee Somaliland.

Lacagtaas ayey Somaliland sheegtay in lagu isticmalayo mashruuca tayeynta habka maamulka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/RGVSwlVFq9I

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992