Ugu horeyn waxan salaamayaa bahia saxaafada guud ahaan .
Salaam ka dib waxaan Tacsiu diraan saraakiishii ciidanka poliiska Somaliland ee loo laayay side xun ee arxan darada aheyd .
Waxan ka tacsiyadeynayaa ehelkoodii iyo qaraabadoodii iyo dhamaan dadka reersomslilandintiika xumaatay falkaasi fooshaxun .
Waxan halkanruntii in ummada reersomsliland ogaadaan C/raxmaan Cirroin uu hore saxaafada ka tagoisaga oo faraxsan .
Dhacdadan u danbeysaydilka aheyd foosha xun xitaamuu tacsiyadeyn ee waxan uu meesha kaga hadalaayey hadadlo ay ma muuqatodabaaldeg iyo digasho .
Sidaa dartee waxauu u muuqdanin doorashadii uu kufashilmey an ka soo hadhin ee raacay kana soo hadhin .
Qore: Tahir hussein
geesiga244@gmail.com
Samir iyoimaan alley ha idin ka siiyo .
Iyagana Allehhow naxariisto .