Cabdiraxmaan Cirro: Marka Somaliland Wax Xumi Ka Dhacaan Ayuu Ku Farxaa!

Ugu horeyn waxan salaamayaa bahia saxaafada guud ahaan .

Salaam ka dib waxaan Tacsiu diraan saraakiishii ciidanka poliiska Somaliland ee loo laayay side xun ee arxan darada aheyd .

Waxan ka tacsiyadeynayaa ehelkoodii iyo qaraabadoodii iyo dhamaan dadka reersomslilandintiika xumaatay falkaasi fooshaxun .

Waxan halkanruntii in ummada reersomsliland ogaadaan C/raxmaan Cirroin uu hore saxaafada ka tagoisaga oo faraxsan .

Dhacdadan u danbeysaydilka aheyd foosha xun xitaamuu tacsiyadeyn ee waxan uu meesha kaga hadalaayey hadadlo ay ma muuqatodabaaldeg iyo digasho .

Sidaa dartee waxauu u muuqdanin doorashadii uu kufashilmey an ka soo hadhin ee raacay kana soo hadhin .

Qore: Tahir hussein

geesiga244@gmail.com

 

Samir iyoimaan alley ha idin ka siiyo .

Iyagana Allehhow naxariisto .