“ Ciro Caalamkii Ayuu Naga Dacweeyey ” Faysal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka war bixiyey safar ay magaalada Nairobe ku tageen wafti ka socda xisbiga UCID iyo Xisbiga Kulmiye Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in ay la kulmeen qaadhaan bixiyayaasha Somaliland isla markaana waxaa uu eedeymo u jeediyey gudoomiyaha xisbiga Waddani oo uu ku eedeyey In aragti aan sax aheyn Somaliland ka bixinaayo isla markaana uu qaadhaan bixiyayaasha ugu baaqay in aaney bixin lacagta doorashooyinka Somaliland

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/NxMHczPDaeM

GABILEY.NET