Daawo :- Dugsiga Hoose Dhexe Ee Imaamu Shaafici Oo Lacag Dhan $700 Ugu Deeqay Dhismaha Wadada Isku Xidhasa Alleybaday Iyo Arabsiyo.

Gabiley(GNN)Dugsiga Hoose Dhexe Ee Imaamu Shaafici Oo Lacag Dhan 700$ Doler Ugu Deeqay Dhismaha Wadada Alleybaday Ee Gobolka Gabiley.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET