Daawo :-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kulan La Qaatay Safiirka Somaliland Iyo Somalia Uqaabilsan Ingiriiska.

Hargeysa(GNN)Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kulan La Qaatay Safiirka Somaliland Iyo Somalia Uqaabilsan Ingiriiska.
Kulankan Oo uu Ka Waramay Gudoomiyaha Maxkamada Sare jsl ayaa lagaga wada hadlayey qodobo dhawr ah
Waxanay kala ahaayeen sidan.
1. Sii xoojinta xidhiidhka u dhexeeya Hay’addaha Garsoorka iyo UK
2. Sii wadida iyo kordhinta taageerada ay u fidayaan Hay’addaha Garsoorka, Xabsiyada, cadaalada iyo Xuquuqal iinsaanka ee dalka

3. In xooga la saaro xaga taageerada Gobolada fogfog gaar ahaan xaga infrastructure ka sida dhismayaasha iyo qalabka.

Safiirku waxa uu sheegay in aad iyo ugu faraxsanyahay dib- u habaynta baaxada leh ee ka hirgashay Hay’addaha Garsoorka dalka siina xoojin doonaan wada taageerada ay u fidiyaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET