Daawo:-Gudoomiye Ciro Oo Bogaadiyey Baarlamaanka Somalialnd Oo Saaka Diiday Xaladii Deg Dega Aheyd

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha  xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu bogaadiyey xildhibaanada labada gole baarlamaan oo saaka iskugu yimid fadhi wada jir ah isla markaana diiday xaaladii deg deg aheyd .

Gudoomiye Ciro ayaa sheegay in xalaada deg dega aheyd ee lagu soo rogoy gobalka Sanaag aaney noqon doonin mid ku koobnaan doonta gobalkaas

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET