Gabiley(GNN)Maayerka Magalada Gabiley Oo Ku Dhawaaqay In Ardayga Ku Guuleysta Tartanka Quraanka La Siinayo Gaadhi Cusub,Sido Kale Maayer Maxamed Amiin Ayaa Doorkan Mideeyay Masaajidada Magaalada Wuxuna Ku Guuleystay Masjid Jaamaca Gabiley In Lagu Qabto Tartanka Quraanka Kariimka Ah,
Maayerka Magaalada Gabiley Ayaa Sido Kale Baaqyo udiray Bulshada Gabiley Sidii Ay U Ilaalin Lahaayeen Bilicda Magaalada.Isago Maayerku Ugu Danbeyntii Ka Hadlay Qaabkii Laysku Waafajin Lahaa Bisha Rabadaan Iyo Maalinta Qaran Ee Xuska 18Ka May,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET