Daawo :-Wasaarada Waxbarashada Oo Gaadhi Ugu Deeqday Gobolka Hawd Iyo Waxgaradka Gobolkaas Oo Ka Hadlay + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hawd ayaa si weyn uga mahadceliyay Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska oo Gaadhi uu ku wareejiyay guddoonka Waxbarashada gobolka Hawd.Odayaasha oo ka hadlayay munaasibad mahadcelin ah oo galabta ka qabsoontay xarunta gobolka Hawd ee Balligubadle ayaa waxa ay sheegeen in gaadhigani wax weyn ka tari doono baahiyaha waxbarashada ee gobolka Hawd.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET