Deg Deg Qarax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxaasi

Muqdisho(GNN) Gaari waxyaabaha qarxa loo adeegsaday ayaa lagu weeraray

bar kontorool oo ku taalla degmada Boon Dheere ee magaalada Muqdisho.

Illaa iyo hadda Waxa La Cadeeyay In Ay Dhimashadu Ay Tahay 5 Ruux Halka Dhaawacuna Yahay 10 Qof.

Shaqaalaha gawaarida gurmadka degdegga ah ee Aamin ayaa BBC-da u sheegay in ay arkeen 10 dhaawac ah.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda balse Al Shabaab ayaa ku faanay qaraxyo badan oo ay ku nafwaayeen dad Soomaali ah.

Sources:BBC