Halkan Ka Daawo: Siyaasi Cabdillahi Cukuse Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada Hargeisa

Hargeisa(GNN):-Siyaasiga C.laahir Daahir Cukuse Oo Xilal Wasiirnimo Kasoo Qabtay Xukuumadii Madaxweyne Biixi Ayaa Maanta is balaadhan loogu soo dhaweeyey madaarka cigaal international airport ee magaalada hargeisa.

Halkan Hoose Ka Daawo.