Hogaamiye Xirsi Oo Sheegay In Durtaba Xukuumada Muuse Fashilantey , Hanjabaad Culus-na U Diray + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in durtaba xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Fashilantey iyada oo 2 sanno xilka   haysa isla markaana ay xukuumadu ay cabsi xoogan ka qabto xisbiga Waddani oo farba u qaadin wax mucaaradad ahna ilaa hada aan xukuumada kala hor imanin Sidoo kale hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu si adag uga Hadley saraakiishii lagu dilay gobalka Sanaag iyo xaaladii deg dega aheyd ee gobalkaasi lagu soo rogay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

https://youtu.be/zbBj18eTSnU

GABILEY.NET