Kenya Oo Soo Saartay Go’aan Cusub Oo Ka Dhan Ah Soomaaliya

Nairobi (GNN):- Dowladda Kenya ayaa sheegtay inaysan ogolaan doonin inay dalkeeda soo galaan alaabo aan cidina la socon oo la soo saaro duulimaadyada kaga yimaada dhinaca Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Kenya ayaa lagu sheegay in shixnadaha noocaasi ah ay Kenya la wareegi doonto, ayna burburin doonto.

Kenya ayaa sheegtay in go’aankan oo loo qaatay sabbao amni uu waafaqsan xeerarka caalamiga ah ee gaadiidka hawada.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992