Hargeysa (GNN):- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka madaxtooyada Somaliland Dhamme, Axmed Jaamac Ducaale (Alyoos) .
Madaxweynaha ayaa waxa uu xilkan u magacaabey Gashaanle Maxamed Shabcaan Cali
Gaashaanle Maxamed Shabcaan Cali Ayaa Ka Mida Ciidanka Tababarka Ku Soo Qaadat Dalka Itoobiya,Waa Shakhsi Karti Iyo Hufnaan Uleh hawlaha Uu Madaxweyne Muuse Biixi Umagacaabay,

GABILEY.NET