ONLF Oo Ka Hadashay Gaas Laga Helay Gobolka Soomaalida + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay in deegaanka Soomaalida laga helay keyd Gaaska Dabiiciga ah oo gaaraya 1.6 Trillion Cubic Feet.

War ka soo baxay wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in Shirkad dhinaca Tamarta ah oo laga leeyahay dalka Britain oo la yirahdo New Age (African Global Energy Ltd) oo sahan ka waday meelo ka mid ah dhulkaasi ay keydkan ka heshay Deegaanka Hala-quraan.

Jabahadda ONFL oo dhawaan heshiis la gashay dowladda Ethiopia ayaa ka hadashay dareenkeeda ku aadan gaaskan dhulka Soomaalida laga helay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/3XC9jGIFpn8

GABILEY.NET