Somaliland Oo Sii Deynaysa Maxaabiistii Dagaalka Puntland + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo habeenkii xalay aheyd ka hadlaayey munaasibad casho aheyd oo ka dhacday Madaxtooyada waxaa uu cadeeyey in xukuumadiisu ay diyaar u  tahay inay sii deyso maxaabiistii  ay maamulka Puntland kaga qabsadeen dagaalkii Tuko-raq Sidoo kale madaxweyne Biixi ayaa codsadey in  maamulka Puntland isna uu diyaariyo sidii uu maxaabiistaas u soo deyn lahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/3efREDkKKnc

GABILEY.NET