” Calaamadihii Kali Taliska Ayuu Muuse Biixi Leeyahay …” Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xoghaye ku xigeenka xisbiga Waddani Md  Jamaal Xaamud ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey madaxweynaha Somaliland oo ku eedeyey in aanu wax dan ah ka laheyn gobalada bariga Somaliland isla markaana aanu wali bixinin lacag 500 kun oo dollar ah oo uu  u balan qaadey madaxdhaqameedka Warsan gali Sidoo kale xoghaye ku xigeenka xisbiga Waddani ayaa waxaa  uu madaxweyne Muuse Biixi ku sifeeyey hogaamiye leh asaatama hogaamiyayaasha kali taliska ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/gEahXJj1bqw

GABILEY.NET