” Dad Gaar Ah Baa Isku Koobay Gudo Galkii SNM Ee Hargeysa…” Muj Xusen Adam Cade + [ Muuqaal ]

Hargeysa  (GNN):-   Muj Xussen Aadan Cade oo  gudoomiyaha gobalka Maroodi Jeex ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka sheekeyey isla markaana uu sharaxaad dheer uu ka bixiyey qaabkii Ururki SNM ay u soo gudo galeen magaalada Hargeysa 31 sanno ka hor Sidoo kale Mujaahidka ayaa waxaa uu cadeeyey in halgankaas iyo gudo galkaas ay cid gaar ah isku calaamadiso isla  markaana ay cid gaar ahi sheegatay

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET