Deg Deg Daawo :-Somaliland Iyo Puntland Oo Maxaabiis Is-Dhaafsaday

Hargeysa(GNN)Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is-dhaafsaday 17 ka mid ah ciidamadooda kuwaasi oo ay ku kala qabsadeen dagaalladii bishii May ee sannadki hore ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Hay’adda ICRC ayaa maxaabiista maanta u kala dhoofisay magaalooyinka Garowe iyo Hargeysa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET