War Deg-Dega-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Oo Gabi Ahaanba Joojiyay In Aan Ogolaansho La’aan Laga Dhisi Karin Taawarada Isgaadhsiinta.

Hargeysa(GNN)Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Suufi, ayaa soo saarey amar uu ku mamnuucayo in dalka laga dhiso Taawer cusub oo isgaadhsiineed, illaa ogolaansho laga helo Wasaaradda Isgaadhsiinta.Wasaaraddu waxay sheegtay in arrintaas loo raaci doono nidaam wasaaradu u dejisay, iyadoo laamaha amaanku ay talaabo ka qaadi doonaan cidoo amarkaas u hogaansami wayda.

Halkan Ka Dhegayso “Akhriso” Wareegtada kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka.

https://youtu.be/0ngoMs-zwkg

GABILEY.NET