Golaha Wakiilada Somaliland oo Dood Adag Ka yeeshay Suurtogalnimada Gobolada Barri Diwaan Galinta Codbixiyaha.

Hargeisa(GNN):-Fadhigii maanta ee golaha wakiilada somaliland ayaa dood adag lagaga yeeshay sidii ay suurto gal uga noqon lahayd in gobolada barriga somaliland gaar ahaan sanaag barri ay u gaadhi lahayd diwaan galinta codbixiyaayaasha,

Xildhibaan C,qaadir Jirde oo kamida mudane ka tirsan golaha wakiilada ahna masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa soo jeediyey in loo yeedho Wasaarada arrimaha gudaha somaliland si ay uga warbixiyaan Xaalada guud ee Gobolada Barriga somaliland.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992