Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Taliye Cusub u Magacaabay Ciidamada Difaaca Dalkaasi.

Hargeisa(GNN):-Raysal Wasaaraha dalka itoobiya Abiye Ahmed ayaa wararka laga helay dalka ethiopia waxay sheegayaan in uu saraal cusub u magacaabay jagada Taliyihii hore ciidamada dalkaasi kadib markii sabtidii ina soo dhaaftay lagu khaarajiyey taliyihii hore ciidamada difaaca dalka itoobiya iskudayga shirgaal afgambi oo fashilmay.

Halkan Ka dhegayso Nuxurka Warka magacaabista Taliyaha Ciidamada itoobiya.