Hargeysa (GNN):- Gudomiyaha Imataxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax oo la Hadley laanta afka Soomaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa uu shaaciyey xiliga rasmiga ah ee loo fadhiisan doono imataxaanadkii shahaadiga ahaa ee Somaliland.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in imataxaanadkaasi ay furmi doonan 15 bishan oo ku beegan maalinta Sabtida ah ee todobaadka Soo socda
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/mqZwrGIvVpg
GABILEYNEWS