Wakhtiga Uu Qabsoomaayo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo Lagu Dhawaaqey + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Shir ay maanta iskugu yimadeen guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa ay maanta ku go,aamiyeen xiliga  uu qabsoomi doono shirka 7 aad ee golaha dhexe ee xisbiga UCID  . Gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi ayaa sheegay in shirkaasi uu qabsoomi doono 28.08.2019

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/lDbLUxzau18

GABILEY.NET