Hargeysa (GNN):- Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay kulan lagaga hadlaayo diwaangalinta ay soo wadaan la qaateen xisbiyada UCID Iyo Kulmiye .Kulankan ayaan waxaan qeyb aan ka aheyn xisbiga Waddani oo ganafka ku dhuftey in uu kulankan ka qeyb galo maadama oo xisbiga Waddani codsadey in kominshankan la kala diro
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/72GffH98Dzk
GABILEY.NET