Xuska Munaasibad 26 June Oo Si Balaadhan Loogu Qabtay Dalka Kenya Iyo Madaxda Ka Qayb Gashay Xafladaasi.

Nairobi(GNN):-Munaasibadan  Balaadhan oo Lagu Xusayey Maalinta Qaran ee sanad guurada 59aad ee kasoo wareegtay madax banaaninada qaranimada jamhuuriyada somaliland 26 june oo si layaab leh loogu qabtay dalka kenya ayaa waxaa ka qayb galay madax kala duwan oo kasocoday beesha caalamka.

Waxaana Soo agaasintay Xafladan balaadhan Safaarada Somaliland ay ku leedahay dalka kenya oo si Buuxda uga shaqeeyey abaabulka qabashada xafladaasi.

Hallkan ka Daawo Munaasibada Lagu Qabtay Kenya.