Hargeysa (GNN):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu gabi ahaan-ba uu fashilmay mashruucii Shaqo qaran oo ay sheegen in ay ka xisbi ahaan u arkayeen ifa faalo u soo baxay dhalinyarada Somaliland
Sidoo kale Xisbiga Waddani waxaa uu ku baaqay in uu icasilo agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran , waxaana sidaas warbahinta maanta u sheegay Gudoomiyaha garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/BA5pIg1hAbc
GABILEY.NET