” Ciro Iyo Muuse Quraan Saar Ayey U Baahan Yahiin..” Fayal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey kulan  xalay dhex maray madaxda xisbiyada iyo madaxweynaha Somaliland .Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in kulankaasi ku soo dhamaadey natiijo la,aan isla markaana sababta xal loo gaadhi waayey ay tahay Madaxweyne Muuse Biixi iyo gudoomiye Ciro oo aan wax tanaasul ah isku sameyneen Sidoo kale  Gudoomiyaha ayaa  madaxweyne Biixi iyo Gudoomiye Ciro ku sifeeyey in ay yahiin qaar u baahan quraan saar

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/Fzh8DtVvztM

GABILEY.NET

Exit mobile version