Daawo :-Maxaabiista Ku Jira Xabsiga Gobolka Gabiley Oo Maanta Loo Bilaabay Adeeg Waxbarasho Oo Bilaw Ah Iyo Masuuliyiin Soo Kormeeray.

Gabiley(GNN)Maxaabiista Ku Jira Xabsiga Gobolka Gabiley Oo Maanta Si rasmiya Loogu Bilaabay Adeeg Waxbarsho Oo Bilaw Ah Iyo Masuuliyiin Soo Kormeeray.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET