Daawo :-Musharaxiin War Ka Soo Saarey Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (GNN):- Musharaxiinta u  ka sharaxan saddex xisbi ee Somaliland isla markaana ka qeyb gali doona doorashooyinka golaha wakiilada iyo deeganka ayaa waxaa ay si adag ugu baaqeen in doorashooyinkii ay dalka ka dhacaan oo xisbiyadu ay ka heshiyaan muranka ku gadaaman qabsoomida doorashooyinkaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET